Labo Wiil oo Walaalo ah oo caawa lagu dilay magaalada Muqdisho

Kooxo hubeesan ayaa caawa magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgooska Ex-control Afgooye iyo xaafada Xoosh waxa ay ku dileen labo wiil dhalinyaro ah oo la sheegay in ay wada dhasheen. Goobjooge ayaa Warbaahinta u sheegay in kooxo biskoolado ku hubeesan ay dileen labo nin oo walaalo ah xili ay wada socdeen, waxaana dilka … Continue reading Labo Wiil oo Walaalo ah oo caawa lagu dilay magaalada Muqdisho